Jump to content

Qabiil

Ka Wikipedia

Boqortoyada AjuuranAjuuran waa beel kamid aha beelaha somaliyeed oo ku dhaqan geyga somalia oo idil waxay ku nool yihiin gobolada jubbada dhexe jubbada hoose iyo gobolada bay iyo bakool iyo gobolka banaadir waxay aha taba waxay ku nool yihiin gobol kasta oo somalia degto sida nfd kenya somali galbeed ethopia Boqortooyada Ajuuran waa boqortooyo ka talin jirtey dhuulka somalida qarnigii 10aad ilaa qarnigii 12(m)waxaan dhixi karnaa waa boqortoyadii ugu ficneed ee sooo marta dhuulka somalida waxay saldanada xaruumo u aheyd 1.mugdishu 2.marka 3.barawe4.hobyo5.mareg iyo kismayo waxaa weli raadadka iyo taarikhaha ka muuqda gobolada somalia beelweynta ajuuraan ee aan ka dhashey waxaan leeyahay runtiii waxaad ka dhalateen dad lagu faano goboynimo iyo xuriyad u keeney dadkooda iyo diintoda waxaan leeyahay Ajuuraan waa mid ajuuraan ha waaro nooolaaada team Aj boqortooyo degaanada ay hada boqortoyadu ku dhaqanyihiin gobolka gedo baardhere luuq jubada hose bu aale kismayo konfur galbeed gobolka bay buurhakaba diinsor bakool berdaale gobolka banaadir hal iyo labo ma ahan deegaanada lamana soo koobi karo waxaan maqli jirey somali 3qofba midbaa Ajuuran ka aha AJuuraanimo somalia🇸🇴kenya🇰🇪ethopia 🇪🇹ayey ku dhaqan yihiin Ajuuraan gobweyaan dhiiga (qoraalkaan waxaa diyaariyey )(Suldaan Ali Suldaan mohamed ibraahim)waxaan idin leeyahay sidaa iyo nab giliyo [1]

  1. Boqortooyada Ajuuran